Tuesday, September 16th, 2014

Gudoomiyaha Degmada Yaaqshiid Oo Boob iyo Bililiqo Baahsan Kuwada Shacabkii Masaakiinta Ahaa Ee Degmada Yaaqshiid

Published on November 5, 2013 by   ·   No Comments

Moqdisho(quracjomo.com) sida Wararka ku soo gaaraya shabakada quracjomo.com waxaa uu sheegayaa in bililiqo baahsan iyo Boob uu ka Socdo Waqooyiga Magaalada  Muqdisho Gaar ahaan Degmada Yaaqshiid oo Musuq Maasuqaasi uusan aheyn mid qaris ah,hadaba maxaa ka jira Degmada Yaaqshiid:-

 

Waxaa uu Xalaaleystay Gudoomiyaha Degmada Yaaqshiid In Guri walba oo ku yaala Degmada Yaaqshiid in Loo tago dabadeedna lagu yiraahdo Iska Bixiya Canshuur uu u bixiyey “ISKAA WAX U QABSO”oo aan wax rasiid ah aanan jirin,waxba aysan kala socon Wasaarada Maaliyada,oo aan aheyn sanadle Cashuurta Guryaha,00 aanan aheyn mid tabaruc ahaan uu u doonayo laguna amro qof waliba in uu bixiyo lacag dhan 200 Oo Doolar iyadoo qofka lagu xirayo Degmada Yaaqshiid oo uu Xafiis yar ku leeyahay ,mana loo gudbinayo  Saldhigyada maadaama la wada ogyahay in aysan sharci aheyn oo Dowlada Hab nidaamsan uga soo baxay.

 

Ugu dambeyntii markii aan  dabagal ku sameynay arintaasi iyo xuuraanba waxaa hubinay oo jirta in Lacagtaasi Sida Boobka ah looga qaado Masaakiinta Degan Degmada Yaaqshiid ay wax ka ogyihiin Madaxda Dowlada oo Aaminsan In aan si weyn looga taageersaneyn Halkaasi Lacagtana ay kala qeybsadaan ee sida Musuq Maasuqa Ahni iyo Nidaamdarida ka jirta Halkaasi Madaxda Gobolka Banaadir sida Tarsan ,Madaxda Saldhigayda Booliiska ee Degmada iyo Gudoomiyaha Degmada Yaaqshiid Oo Horseed ka ah Boobkaasi iyadoo shacabkaasi xuquuqdooda ay sugayaan isla markaana aanan indhaha laga qabsan karin.

KA DHIIBO RAYIGAAG UGU MACQUULSAN FADLAN WAXAA REEBAN WaXII AFLAGADA AH IYO WXII QIBIIL AH

Readers Comments (0)




Wararka

fashil-df (1)

Xasan Shiekh iyo C/ Weli Ayaa Aad Isugu Xun Maalmahan Isla Markaana Taageero Ka Raadinaya Beelaha Hawiye

September 14, 2014
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somalia, Xassan Sheekh Maxamuud ayaa bilaabay inuu kullamo la qaato Odayaasha Beesha Hawiye oo in ...
228-60x45

Daawo: Film Decomantry ah oo uu TV Press TV Muqdisho ka diyaariyey

September 14, 2014
 
9_SEB_2014W-copy-150x150

DAAWO : Amin Arts Damu jadiid Sirti Ugu Xumayd Banaanka Ka Kenay

September 9, 2014
405_alshabaabnew

DHAGEYSO:Falanqeyn Amiirka Cusub ee al-Shabab

September 8, 2014
Ururka al-Shabab ayaa shalay ku dhowaaqay in Sheekh Axmed Cumar Abu Cubaydah uu yahay Amiirka Cusub ee Xarakada ...
breaking3-150x1501

C/Raxiin Ciise Cadow iyo Abwaan Guure oo laga sii daayay Xabsiga Hay’ada Nabad Sugida Gobolka Banaadir

September 7, 2014
Taliska Hay’ada Nabad Sugida Gobolka Banaadir ayaa saacado kooban waxa ay xabsi ku hayeen Agaasimayaasha Idaacadaha DowladaRadio Muqdisho iyo ...
breaking3-150x1501

2 HORJOOGE OO LOOLANKII UGU DAMBEEYEY ISKU HEESTA BOOSKII UU KA GEERIYOODAY EE GODANE

September 5, 2014
Warar la helay  ayaa sheegaya in muran uu ka taagan yahay Horjoogihii loo dhiibi lahaa Xilka Hoggaanka Al-Shabaab oo ...
662

Haweenaydii ugu horreeysay oo doonaysa inay madaxweyne ka noqoto Soomaaliya (Warbixin)

September 5, 2014
Warbaahinta dalka Finland ayaa maanta baahinaysa arrin ay u arkaan xiiso gaar ah inay u leedahay dadka Soomaalida,kaddib markii gabar ...
077

Top News: MD Xasan Sheekh oo Goordhow Ceyriyey Agasimihii Guud ee Madaxtoyada & Sabata oo La shaaciyey

July 9, 2014
Warar lagu kal soonaan karo oo laga helay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan ...
Muqdishooo

LIVE: Dhagayso Weerarkii Madaxtoyada, Qaraxyo & Rasaas + Xaalka oo…

July 8, 2014
 LIVE: Dhagayso Weerarkii Madaxtoyada, Qaraxyo & Rasaas + Xaalka oo…
10443651_667089646694948_6369063076838797924_n

Xog Cusub: Magaca, Qabiilka iyo Faah Faahin ninkii fuliyay Weerarkii Madaxtooyada Somalia

July 8, 2014
Ninka fuliyay weerarkii Villa Soomaalia ayaa wuxuu ka mid ahaa shaqaalaha ka howlgala madaxtooyada Soomaaliya. Waxaa la yiraahdaa ninkaan ...

Related Stories