Monday, September 22nd, 2014

DHAGAYSO: Beesha Jareerweyne: Madaxweynaha qabiilkiisa iyo ciidamada dowlada ayaa nasoo weerartay

Published on June 16, 2013 by   ·   No Comments

Dagaal qasaaro gaystay ayaa shalay ka dhacay gobolka Sh/Hoose kaas oo udhaxeeya labo beelood oo wada dega gobolkaas, waxaana dagaalkaas uu si gaar ah kaga dhacay duleedka Jowhar.

Waxaa jira warar sheegaya in qasaaro xoogan uu ka dhashay dagaalka iyadoo xubno uhadlay beesha Jareerweyne ay dagaalkaas ku eedeeyeen madaxweynaha dowlada Soomaaliya.

HALKAN KA DHEGAYSO COD  Beesha

Ugaaska Beesha Jareerweyne Suldaan Axmed rashiid Sh.Shucayb ayaa sheegay in sidoo kale dagaalka ay ku jireen ciidamo katirsan dowlada oo madaxweynaha uu soo adeegsaday sida uu hadalka udhigay.

Dhanka kale waxaa uu sheegay inay iska cabiyeen dagaalka kaga yimid ciidamadii soo weeraray ayna jiraan qasaaro soo gaaray dhankooda.

Dowlada ayaa ku eedeysay dagaalkaas inay dabada kasoo riixayaan ciidamada Shabaab, inkastoo beesha Jareerweyne ay warkaas beenisay

KA DHIIBO RAYIGAAG UGU MACQUULSAN FADLAN WAXAA REEBAN WaXII AFLAGADA AH IYO WXII QIBIIL AH

Readers Comments (0)




Wararka

Y1-150x150

Dhageyso: Taliyaha Sirdoonka Cusub Tuuryare oo yiri ” Cidii i dhaliisha dil ama Xukun ayaa ku dhacayo”

September 21, 2014
Agaasimaha sirdoonka Cusub ee DFS Gaashaanle Cabdi Raxmaan maxamed Tuuryare {Cumda} ayaa ku hanjabay in cidkasta oo shaqadiisa ...
fashil-df (1)

Xasan Shiekh iyo C/ Weli Ayaa Aad Isugu Xun Maalmahan Isla Markaana Taageero Ka Raadinaya Beelaha Hawiye

September 14, 2014
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somalia, Xassan Sheekh Maxamuud ayaa bilaabay inuu kullamo la qaato Odayaasha Beesha Hawiye oo in ...
228-60x45

Daawo: Film Decomantry ah oo uu TV Press TV Muqdisho ka diyaariyey

September 14, 2014
 
9_SEB_2014W-copy-150x150

DAAWO : Amin Arts Damu jadiid Sirti Ugu Xumayd Banaanka Ka Kenay

September 9, 2014
405_alshabaabnew

DHAGEYSO:Falanqeyn Amiirka Cusub ee al-Shabab

September 8, 2014
Ururka al-Shabab ayaa shalay ku dhowaaqay in Sheekh Axmed Cumar Abu Cubaydah uu yahay Amiirka Cusub ee Xarakada ...
breaking3-150x1501

C/Raxiin Ciise Cadow iyo Abwaan Guure oo laga sii daayay Xabsiga Hay’ada Nabad Sugida Gobolka Banaadir

September 7, 2014
Taliska Hay’ada Nabad Sugida Gobolka Banaadir ayaa saacado kooban waxa ay xabsi ku hayeen Agaasimayaasha Idaacadaha DowladaRadio Muqdisho iyo ...
breaking3-150x1501

2 HORJOOGE OO LOOLANKII UGU DAMBEEYEY ISKU HEESTA BOOSKII UU KA GEERIYOODAY EE GODANE

September 5, 2014
Warar la helay  ayaa sheegaya in muran uu ka taagan yahay Horjoogihii loo dhiibi lahaa Xilka Hoggaanka Al-Shabaab oo ...
662

Haweenaydii ugu horreeysay oo doonaysa inay madaxweyne ka noqoto Soomaaliya (Warbixin)

September 5, 2014
Warbaahinta dalka Finland ayaa maanta baahinaysa arrin ay u arkaan xiiso gaar ah inay u leedahay dadka Soomaalida,kaddib markii gabar ...
077

Top News: MD Xasan Sheekh oo Goordhow Ceyriyey Agasimihii Guud ee Madaxtoyada & Sabata oo La shaaciyey

July 9, 2014
Warar lagu kal soonaan karo oo laga helay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan ...
Muqdishooo

LIVE: Dhagayso Weerarkii Madaxtoyada, Qaraxyo & Rasaas + Xaalka oo…

July 8, 2014
 LIVE: Dhagayso Weerarkii Madaxtoyada, Qaraxyo & Rasaas + Xaalka oo…

Related Stories