Thursday, October 2nd, 2014

Gabar Guurdoon ah Oo Dooneysa Ninka Si fahaan Iska Leh

Published on April 4, 2013 by   ·   51 Comments

Moqdisho:(quracjomo.com) Faa.isa xasan cali waxay ka mid tahay gabdhaha soomaaliyeed ee guurdoon ahi,waxay ku noshahau dalka Australiya gaar ahaan magaalada Queensland.

 

Faa.isa waa 26 jir sida ay no sheegatay waxayna dooneysaa ninkasifaahani leh:-

 

Da.diisu waa in ay atahay inta u dhaxeysa 27 jir ilaa 34 jir

waa in uu yahay in heysta shahaadado jaamacadeed uma jirto shahaadada laga soo qaato Cabadalla Shideede meel walba.

waa in uu yahay in akhlaaqa wanaagsan leh ,debeecada iyo dintana u dheertahay.

Faaisa waxay sheegtay in ay dhawaan ka qalin jebisay College

waxaan ahay gabadh mslimada oo guur doon ah horeyna uma soo marin wax guur ah

 

 

Quracjomo.com

Queensland  Australia

 

 

KA DHIIBO RAYIGAAG UGU MACQUULSAN FADLAN WAXAA REEBAN WaXII AFLAGADA AH IYO WXII QIBIIL AH

Readers Comments (51)

  1. Pro Omar Mohamed Hussien says:

    dear faisa hassan
    waad mahadsantahay hadaad tahay somali oo muslimad ah aad raadinaysid nin xalaal ah da’daad sheegtayna ah sharuudahaad ku xiratayna leh aniga ayaa leh laakiin emailkaada iyo telkaada maadan sheegin hada ayaa lagaa sugayaa haday runtahay arinkaasi

    thanks

    Pro Omar Mohamed

  2. Haa wa sax xage lagala so xiriira

  3. Abdi bille says:

    wadmahaadsantay magacayga abdi bille wahajiira 26 sano wahaan ubahanahay guur musdagbaal wanaagsan fadlaan igalaso hiriir nambarkeyga 0724234539 wahaan jooga daalka kenya asalam aleykuum

  4. Mohamed ali says:

    Waa aniga qofka adradini waxana joga kenya special nairobi ee igalasoxir telephonkan madam,0717188133.

    • axmed xuseen says:

      marka hore waxaan salamayaa shaqaalaha website-ka marlabaad waxaan salaamayaa walashayda qaaliga ah taas oo raadinaysa wiilkii ay nolosha la wadagilahayd.
      walaal anigu waxan ahay wiil buuxinaya shuruudaha kor ku xusan waxan joogaa magaalada HARGAYSA waxan ka shaqeeyaa hay’ada MSF hadii aan noqdo wiilkii aad radinaysay waxaad igala soo xidhiidhi kartaa telephone number-ka 4874765, HADII AAN NOQON WAAYO WILKII AAD DOONAYSAY WAXAN KUU RAJAYNAYAA I ILLAAHAY KUSIIYO WIIL AAD NOLOL WANAGSAN KUWADA NOOLAATAAN

  5. axmed xuseen says:

    marka hore waad salaamantihiin dhamaan shaqaalaha iyo hawlwadeeenada website-ka marlabaad waxaan salaamayaa walaashayda qaaliga ah ee FAA’ISA XASAN CALI oo raadinaysa wiilkii ay nolosha la wadaagi lahayd.
    walaal anigu waxan ahay wiil buuxinaya shuruudaha aad kor ku xustay waxan joogaa waqooyiga somaliya (SOMALILAND)gaar ahaana magaalada HARGEYSA waxan u shaqeeyaa hayda MSF hadii aan noqdo wiilkii aad rabtay waxaad igala soo xidhiidhi kartaa 4874765 HADII AAN NOQONWAAYO WAXAN KUU RAJAYNAYAA IN ILAAHAY KU SIIYO WIIL AAD NOLOLWANAAGSAN ISKULA NOOLAANTAAN

  6. cumar says:

    waxn kunolahy southafrca igasoxarir emailkan shuriyec

  7. cumar says:

    waxn kunolahy southafrca igasoxarir emailkan shuriyec@yahoo.com

  8. cawil jaamac says:

    ani ayaa diyaar la ahay dhamaan sharuudaha

  9. neero says:

    waxa ahay wiil guurdoon

  10. Dahir Matan says:

    Magacaygu waa Dahir waxaan joogaa california Los angels,waxaan ka qalin jebiyey USC university of southern California qaybta software engineer. Waxaan aaminsanahay inaan buuxi karo dhamaan shuruudaha da’daydu waa 31 sano. Mailkkeygu waa caato19@yahoo.com

  11. Souleiman says:

    Marka hore waxan salaamaya bahda web siteka marka xigta waxan salamaya walashayda qaaliga ah faisa hasan oon ku borinaya inusan ahayn khalad codsigu maxa yeelay qaarkale ayaa waxay codsadaan xaraan anigu waxan ahay wiil dhalinyaro oo u dhashay dalka djibouti waxan ka qalinjabiyay jaamacad qaybta accounting waxan dhashay 1988 waxan u leehay aqoon fiican diinta islaamka quraanka iyo sunada haddaan buuxiyo shurudaha waxad igala so xiriri ka my telephon 0025377604080 amba my email:dadnimo2000@hotmail.com

  12. Ali Abdi says:

    aniga waxan joga s.africa waxan aminsanahay sharudahas inan buxin karo cinwankana wa Abdulk32@hotmail.com waiting u r beep

  13. Ibrahim says:

    Imanka ilaha ha idin ka qaado guur doon ma tihidiine waxad tihin dibad doon guur hadad raptaan meshad jogtan wad ka heli kartan

    • abuusalmaan says:

      a/c/w/ way mahadsantahay gabadhan soomaaliyeed sida wanaagsan ee saraaxada leh ee ay u cadaysay ninka ay doonayso in ay nolosha lawadaagto, anigana waan buuxinkaraa sifaadka ay gabadhu soo bandhigtay, taas ayaa igu kaliftay in aan ku soo biiro asxaabta soo bandhigtay doonistooda ku aadan gabadhaas, waxaana ku noolahay wadanka qatar shaqadaydu waa imaam masjid waxaana la iga helikaraa emailkan, abukhalid33@hotmail.com mahadsanidiin.

  14. A s c ol ama total magaceygu waa abdi asiis afrika jogana mogadisho buuxin kara shuruudaha tel 0615109134 ama warsame117@hotmail.com

  15. labo xaasle says:

    waxaan u sheegaya walaashay faaiso in uu ilahay nin wanaagsan usahlo anigu sharuudaha kor kuqoran waan buuxiyay laakiin waan ka xumahay afar xaas ayan leeyahay alxamdulilaah sidaa awgeed boos igama banaano ilahay mid qayr leh hakusahlo

  16. ahmed omer says:

    soo garaac numberkan si aad u ogaato inaan buuxin karo shuruudahan, waan ku soo dhawaynayaa faisa 0793486059

  17. Asc walala yal wan idin salaamay damaan kalkaliyasha websaidka iyo laso xarirayasha aniga magaceyga wa Cabdikhaliif Maxamed waxan ku nolahay wadanka konfur africa way mahatsantahay walashey aniga shahadoyin mahaysti Lakin inta kale wan buxinaya. Kurdon ayan ahay waxanan jira 30 yers waxan raba gabar daacad ah oo diintana wax ka aqanto.

  18. Asc dhaman salan sare waxan kunolahay sudan waxan amin sanahay sharudahas inan buxin karo emlkeyga waa kan lakecity143@hotmail.com +211912813296
    +211954692626

    • faysal says:

      aslaamu clayku waraxmatulaahi wa barakaatu salaan k dib kolay waxaan u malaynaya waa la iska wada garanayaa u jeedada aan meesha u soo galay waa inaan ka jawaabo codisigan u dhexeeya dhalin yarta guur doonka ah sidaa awgeed waxaan isku dayayaa lahaa inan dhamaystiro dhamaan shuruudaha ay sheegtay intaan kari karo sideedana guurku waa is fahan iyo nasiib calaf markaa waxaan leeyahay wall dee kolay kii nasiibku iyo calafku kuu geeyo uunbaad heli doontaa lkn bal hadii aad ila soo xidhiidhi karto ila soo xidhiidh wall

      farhaan.010@live.com

  19. Mahamed abdi says:

    Walal anigu waa wiil somaaliyed kunool magaalada nairobi kenya waxana kubartay kenya walashey waan kusoodhawaynayaa guurku waa mustaqbal fiican alah noo waxaan kaaga baryaa in uu kusiiyo wiil wanaagsan tel 0706279715

  20. Aniga waxan ahay wil somaliyed oo na ubaha guur wanagsan iyo camal wanagsan

  21. faysal says:

    aslaamu clayku waraxmatulaahi wa barakaatu salaan k dib kolay waxaan u malaynaya waa la iska wada garanayaa u jeedada aan meesha u soo galay waa inaan ka jawaabo codisigan u dhexeeya dhalin yarta guur doonka ah sidaa awgeed waxaan isku dayayaa lahaa inan dhamaystiro dhamaan shuruudaha ay sheegtay intaan kari karo sideedana guurku waa is fahan iyo nasiib calaf markaa waxaan leeyahay wall dee kolay kii nasiibku iyo calafku kuu geeyo uunbaad heli doontaa lkn bal hadii aad ila soo xidhiidhi karto ila soo xidhiidh wall

    farhaan.010@live.com

  22. faysal says:

    dhamaantiin waan isdin salaamauy wall saaln kadi waxaan isku dayayaa inaan dhamaystiro dhamaan shuruudaha ay soo jeedisay faaisa haday dhabrahay waxaan leeyahay kolay guurku waa calaf iyo nasiib fadlan ila soo xidhiidh

    farhaan010@live.com

  23. ahmed says:

    My name s ahmed. Am living in conada. Am 23years old I hve got wife and 2kids then I love her somuch alhamdulilah

  24. aimar says:

    akhyarta dhaman scw salan kadib aniga waxan ahay wiil gurdon ah I am 24 waxan raba gabar somaliyed oo dhowrsown da’deedana udhaxayso 19-25 guur horena an somarin waxan kunolahay wadanka tanzania igalasoxirir e-mail : aimarkk2@hotmail.com or +255689851704 thnx

  25. Pro mumin says:

    Marka hore waxan salaamayaa dhamaan shaqaalaha website ka iyo walashay faiso waxan ku noolahay somali gaar ahaan puntland magaalada bosaso waxan ku rajo weynahay in an buuxiyo shuruudahas hadii alle idmo

  26. asc bahweynta guurdoonka ah iyo shaqaalaha websidka waxan ahay wiil guurdon degan muqdisho 28 sano jira telfan 25265510402.inshaa alaah.

  27. asc dhaman walalaha somaiyed iyo shaqalaha websete ka sln kadib da,deydu wa 25 jir waxan joga kenya nairobi waxan ahay nin madaraso dhiga diinta islamka fahmay al xamdulilah gabadhas fa’iso ha ihalaso xirirto mailka ah qadafiyare12@

  28. Ahmed Kaid Ismail says:

    Salaamu calaykkum walaal ana waxaan ahay will guurdoon ah ku nool somaliland gaarahaan caasimada Hargeisa caday waxaan jaamacada ka baxay qaybta Accounting ka waxaan dhashay 1988 waxaaan ka shaqeeyaa shriada isgaadhsiinta ah ee somtel gabdha aan rabaa waa in ay joogta kali

  29. yasin says:

    waxan salamaya dhamaan umada islam ka ah waxan leeyahay salamu calaykum waxan ahay nin buuxinaya shurudahan dadiisuna tahay 27 kuna nool hargeisa somaliland kabaxay jamacada hargeisa university
    tell:634764615

  30. Samsam qaasim says:

    Asc waxan ahay gbr guurdon ah waxan joga somalia waxn rba wil bari ah misne shqesto o aqon le dhadisu wa iney udhaxey sa 25ila 35 fadlan ikala so xarir ciwankan nimbuz samsam-dheyman thanks webst

  31. Sucaado says:

    Asc walalayal magaceygu waa sucaado jogtana muqdisho kana mid ah dhilinta guurdoonka ah walina aan guursan waxana ahay 17 jir waxana doonaya hadii alle idmo nin wax ka yaqana diinta islamka heystana ugu yaraan shahaado jamacadeed da’diisuna udhaxeyso 20 ilaa 35 ahna qof dabci wanagsan oo dulqaad badan hadii uu jiro ha igala so xiriiro ciwankan nimbuzka ah sucado~saamra

  32. Asc dhaman waxn inan buxinkara dhaman shuruurahas joga muqdisho
    tell:00252615959091

  33. asc dhamaan wan salamayaa marka xiga waxaan ahay wiil guur diin ah dadeey da waa 28 waxaan ahay wiil somaliyed cid alaale iyo cidii gabar iheeyso wa isoo wici kartaa telk 4571553667

  34. waliid abdalla says:

    Ramadaan karim mudanayaal iyo marwooyin meelkastood joogtaanba walaashay faisa waxaan kuuguhambalyeynayaa hamiga fiican iyo shuruudaha aad kuxidhayso ninka aad doonayso inaad nolosha dhabta ah aad lawadaagto

    anigu waxaan kunoolahay Adisababa
    ethiopa waxaan first degree kudiyaariyey software engineer. iminkana waxaan diyaariyaa second degree
    waxaan ushaqeeyaa hayada UNDP,sidookale waxaan anigu iskaleeyahay ganacsi iigaara (meherado)
    xirfadaha iidheer aqoonta guud waxaa kamida waxaan ahay qoraa waxaana jira buugaag guurka laxidhiidha oon waxkaqoray ,lakin walaashay waxaan leeyahay hadaad buuxiso 27shuruudood waxaan kuubalanqaadi inaan kuusoodhawayn sida aan naftayda usoodhaweeyo ama aan ujeclahay
    age 28
    iminka kahor guur masoomarin

    wiil aad uquruxbadan ayaan ahay kkkk
    reerkooduuna aad ujecelyihiin

  35. ilyaad says:

    Salanta islamka ee ugoqalisan salanta la isko salama kadib waxan u mahad celinaya alahii na umay kas uu nosorta galiyay jiritan kena kadibna walalaha isko howlay in ay u ga faiidayaan xerfadoda shaqo wana oga mahad celinayaa maskaxda salimka ah ee sojedisay fikirkan wanagsan logo adegayo shacabka somaliyeed milkasto ay jogaan intas kadib hadii an godo galo modocayga ango ah shaqsiga magacisa korko xosan waxan halkan ko cadaynayaa in an ahay goor doon misna waxan ufilayaa in an layahay sifoyinka ay soban dhigtay walashay faaisa marka laga rebo shahada madiga ah wan boxin karaa shoroodaha kale hasa ahaate haday danaynayso walashay way ila sow xariiri kartaa cinwankaygana wa ladanevip@hotmail.com haday heshay calafkedana waxan layahay alaha kobarakayo

  36. abdi ismail salah says:

    waxaan ku noolahay burco togdheer waxaana aan ahay wiil buuxin kara shuruudahaaga insha alaah hadii alle ka dhigo tell 00252634204115 waxaana aan ahay mustaqbal doon ah da,du waa 25 sano

  37. yaska says:

    Asc dhamaan waa idin salaamay marka hore aniga waxaa la,yaabanay gbr walba waxey afka la,taagtay in ee rabto nin shahaado jaamacd heysto marka haddii ragga aqoonta la,haa ee guursadaan gabdhaha aqoonta leh talow yaa uma maqan kuwa aan aqoonta la,heen ee iska xamaasho? Aniga shaqsin waxaan kula talin lahaa gabdha aqoonta leh in ee guursadaan dhalinta aan aqoonta la,heen waayo si loo helo bulsho dhameystiran wiilashana sidaa ayaan kula talin la,haa iyagana I
    n ee guursadaan gabdha aan aqoonta la,h
    een

  38. eng mohamed dahir says:

    salamu calayku waraxmatulaahi wabrakaatu , kolay nin walba waa is faanshaa lkn waxaan leeyahay qofwalba eebe og ,anigu hadaan ku soo biiro tartankan waan haysta shahado jamacadeed gar ahaan engineering , waxaan aqaan diinta, waxaan ahay will dhamqan fiican waxaan hada joog Adis Ababa for short travelingnlkn waxaan ku noolahay Hargeisa , tell Ethiopia waa 910356108, ama hargeisa 00252634453598,00252634811296
    emailkaguna waa engmrirash@hotmail.com
    da’adaydu waxay u dhaxaysa 26-30

  39. eng mohamed dahir says:

    wl scww waxan ahahay will buuxin kara shuruudaha gabadhu soo codsatay, waase hadii ay dhab ka tahay , diintana sifican u yaqaan , engineering degreena haysta cida ku anfi Allaa og lkn waan tartamayaa , my email engmrirash@hotmail.com

  40. eng mohamed dahir says:

    wl sc waan buuxin karaa shuruudaha
    emailkaguna waa engmrirash@hotmail.com
    thanks hadii aad diyaartahay ana diyaar ayaan ahay , sifududna waa ii fahmikartaa inshaa allaa

  41. Ali caato says:

    Walshey musharaxintan faraha badan waxan filaya midkad raptay wu kujiraa hadad wil kuqanciya heshid nalasosocodsi an ku tahniyadayne

  42. omar hussein says:

    marka hore wankusalamay faisa sln kadib aniga magaceyga wa omar waxaan jogaa kampala wadanka uganda waxaana filayaa shurudaha aan arkaayo inaan buxinkaro markii lagareebo sanadka wuxaana udhaxeeyaa 24-26 waxadna igalasoxiriirikarta +254785449976 ama emailka dalnurshe@hotmail.com

  43. Jeceelow says:

    Walal aniga ayaa buxin kara sharudaha ad hore nogo so sheg tay ilove you faisa kun jer ayan kuleyahay my name is kangala

  44. Ali says:

    Asc MARKA HORE MAHAD ALLEH HADAN SHEGO WANAG WAXAY USUGNANTAY NAFTAYD IYO ALLAHA IYO WAFAJIYE HADAY AN KAFANO WAXAY U SUGNANTAY SHAYDAN.RUNTI WAXAN AHAY WIL SOMALIYA HADANA JAMACAD DEGREGA DHAMESTAY KUNOOL UGANDA KAMPALA AHNA SINGLE AGEKUNA 27YRS ADONAYA GUR XALAL AH .SHURADAHANA BUXINKA MARKA EMILKYGU WAKAS THNKU DHAMANTIN

  45. mohamed says:

    Ascwr halkan waxan ka salaamaa marka hore webkan oo hawl muhiima u haya umada soomaaliyeed garahaan raga guurdoonka ah marka xigawaxan salaamaa gaberta gur doonka ah waxan ala uga baryayaa inuu mid khayr qaba uu alaah siiyo niyadana ala ha sahlo kay rabto anu hadan iska hadlo ma aqaan inaan buxinayo lkn waan soo dhawaynaa shuruuda ciwan haygala soo xariirto wacayss19@hotmail.com waa hadii ay ku qanacdo kadib hadan isku qanci wayno midkeena eed male ascwr

  46. asc saxibyaal marka horey waa wano gabar laaif ah hadey kudhaxdo aboowe wan kujeclahay ayaa shaki kugalaa marka gabar aadan ugoonin marka sidee kucaa mineysaa kkk kulahaa waxaan rawaa wiil wato shahaado kkkk waxaan kudhihi lahaa masaajidka aaad markaas walaga yaabaa hadii aaadrabto nin imaaw saudiga raagecali@hotmail.com bbbbyyy

  47. Maxamed jamac says:

    Asallama caleykum. Walal waxan ahay. Guur doon. Waxana dooni gabar wanagsan o ku dhaqanta diinta islamka iyo sunada rasulka scw. Hadad donta ahaw. Mida dunida ugu fosha xun. Laakin diin lahaw iyo taqwa alle igala so xarir email jimcaale_9@hotmail.com

  48. Ahmed hashi elmi says:

    asc walal waxaan kunoolahay dalka kenya gabadhaha guurdoonka, ah
    xagay joogaa?
    yaa laga xadhiidhayaa?
    waxaan ujeedaa
    aragtiyo laga dhiibtay
    fariintan meesha ku qoran
    marka waxaan jeclahaa inaan sidhab, ah xog uga helo gabadhahaan lasheegayo
    shuruudo meesha kuqoran ayaan arkay
    gabadh dhahaysa ninka, aan rabo waa inuu haystaa shahado jamaacadeed
    mahadsanidin




Wararka

0022

SAWIRO+XOG:-Wasiir Faarax C/qaadir oo sacuudiga ka Wado arimo Xasaasi ah Xili M/wayne Xasan sheikh ku jiro urursiga lacagihii uu doorashada uga qeybgeli lahaa.

September 30, 2014
Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka Faarax Sheekh C/qaadir Maxamed ayaa magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudiga Carabiya kula kulmay ...
uuuuuuuuuuuuuuuuuu-150x150

Dhageyso: Magacyada & Qabiilada ay ka soo kala jeedaan 4 wiil oo alshabaab ay toogatay

September 30, 2014
Fagaaro ku yaalla Degmada Baraawe ayaa waxa galabta Ururka Al Shabaab ay ku toogteen Afar nin ay ku ...
aminn

TOP NEWS:- C/weli Sheekh oo u hanjabay Xasan Sheekh (SIDEE WAX U JIRAAN)!!

September 29, 2014
Ilo-wareedyo ka tirsan Xarunta Madaxtooyada Somalia, ayaa inoo xaqiijiyay in Khilaafka Madaxweyne Xassan iyo Ra’isul wasaare C/weli uu gaaray heerkii ugu ...
xabsi3-150x150

Wariyaal ku Xiran Xabsiga Dhaxe ee Magaalada Muqdisho oo bilaabay in Cuntada ay ka soomaan(Warbixin)

September 29, 2014
Afar Weriye oo u xiran Dowladda Somalia ayaa waxay bilaabeen inay cunada ka soomaan, iyagoo haatan ku jira xabsiga dhexe ...
523

MUNGAAB OO LOOGA BAQAY XILKA MUSTAQBALKA MADAXWEYNENIMO TAAS DARTEEDNA LOOGA QAADAYO XILKA GOBOLKA BANAADIR.

September 28, 2014
Sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo ku dhow madaxtooyada Soomaaliya, waxaa socda qorshe isbedel loogu sameynayo maamulka Gobolka Banaadir ...
sanbaloolshe

Ma Dhab baa Sanbalooshe in uu doonayo hal dhagax inuu ku dilo labo Shimbirood (Akhri Warbixin & hadal heynta Muqdisho)

September 27, 2014
Hadal heeynta ugu badan magaalada Muqdisho ayaa waxa ay noqotay qorshe hoose iyo abaabul uu la soo baxay ...
137645658_2178958b-150x150

Mas,uuliyiintii Maamulka Air Borka Muqdisho oo Badankood Shaqada laga Eryay{Sababta}

September 27, 2014
Wararka laga Helayo Gagida Diyaarada Magaalada Muqdisho Ee Aadan Cabdulle Cismaan {Aadan Cade} ayaa waxaa ay sheegayaan in ...
9_SEB_2014W-copy-150x150

Madaxweyne Hassan Sheikh iyo Damujadiid oo Qorsheynaya in Sanbaloolshe u magacaabaan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

September 24, 2014
Madaxweyne Hassan Sheikh iyo Kooxdiisa Damujadiid ayaa qorsheynaysa inay u magacaawdo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mr Abdullahi Sanbaloolshe oo dhowaan golaha Wasiiradu ka qaadeen ...
Y1-150x150

Dhageyso: Taliyaha Sirdoonka Cusub Tuuryare oo yiri ” Cidii i dhaliisha dil ama Xukun ayaa ku dhacayo”

September 21, 2014
Agaasimaha sirdoonka Cusub ee DFS Gaashaanle Cabdi Raxmaan maxamed Tuuryare {Cumda} ayaa ku hanjabay in cidkasta oo shaqadiisa ...
fashil-df (1)

Xasan Shiekh iyo C/ Weli Ayaa Aad Isugu Xun Maalmahan Isla Markaana Taageero Ka Raadinaya Beelaha Hawiye

September 14, 2014
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somalia, Xassan Sheekh Maxamuud ayaa bilaabay inuu kullamo la qaato Odayaasha Beesha Hawiye oo in ...

Related Stories