Wednesday, October 1st, 2014

Warka SNTV Daawo: Wacdarihii Xalay Iyo Warkii SNTV oo Dhamaystiran -(Video)-

Published on March 30, 2013 by   ·   No Comments

Warka SNMTV Akhristayaasha Sharafta Leh waxaanu halkan Idiinku Soo Gudbinanaa Muuqaalka warkii Fiidnimo ee habaynkii Xalay Tvga Qaranka Soomaaliyeed.

Halkan ka Daawo Video Iyo Warka Xiisaha Badan ee SNMTV

Waxaad Hadii Alle Idmo Kaga Bogon Doontaan Warar Badan oo kusaabsan Guud ahaanba  Soomaliya.

 

KA DHIIBO RAYIGAAG UGU MACQUULSAN FADLAN WAXAA REEBAN WaXII AFLAGADA AH IYO WXII QIBIIL AH

Readers Comments (0)




Wararka

0022

SAWIRO+XOG:-Wasiir Faarax C/qaadir oo sacuudiga ka Wado arimo Xasaasi ah Xili M/wayne Xasan sheikh ku jiro urursiga lacagihii uu doorashada uga qeybgeli lahaa.

September 30, 2014
Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka Faarax Sheekh C/qaadir Maxamed ayaa magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudiga Carabiya kula kulmay ...
uuuuuuuuuuuuuuuuuu-150x150

Dhageyso: Magacyada & Qabiilada ay ka soo kala jeedaan 4 wiil oo alshabaab ay toogatay

September 30, 2014
Fagaaro ku yaalla Degmada Baraawe ayaa waxa galabta Ururka Al Shabaab ay ku toogteen Afar nin ay ku ...
aminn

TOP NEWS:- C/weli Sheekh oo u hanjabay Xasan Sheekh (SIDEE WAX U JIRAAN)!!

September 29, 2014
Ilo-wareedyo ka tirsan Xarunta Madaxtooyada Somalia, ayaa inoo xaqiijiyay in Khilaafka Madaxweyne Xassan iyo Ra’isul wasaare C/weli uu gaaray heerkii ugu ...
xabsi3-150x150

Wariyaal ku Xiran Xabsiga Dhaxe ee Magaalada Muqdisho oo bilaabay in Cuntada ay ka soomaan(Warbixin)

September 29, 2014
Afar Weriye oo u xiran Dowladda Somalia ayaa waxay bilaabeen inay cunada ka soomaan, iyagoo haatan ku jira xabsiga dhexe ...
523

MUNGAAB OO LOOGA BAQAY XILKA MUSTAQBALKA MADAXWEYNENIMO TAAS DARTEEDNA LOOGA QAADAYO XILKA GOBOLKA BANAADIR.

September 28, 2014
Sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo ku dhow madaxtooyada Soomaaliya, waxaa socda qorshe isbedel loogu sameynayo maamulka Gobolka Banaadir ...
sanbaloolshe

Ma Dhab baa Sanbalooshe in uu doonayo hal dhagax inuu ku dilo labo Shimbirood (Akhri Warbixin & hadal heynta Muqdisho)

September 27, 2014
Hadal heeynta ugu badan magaalada Muqdisho ayaa waxa ay noqotay qorshe hoose iyo abaabul uu la soo baxay ...
137645658_2178958b-150x150

Mas,uuliyiintii Maamulka Air Borka Muqdisho oo Badankood Shaqada laga Eryay{Sababta}

September 27, 2014
Wararka laga Helayo Gagida Diyaarada Magaalada Muqdisho Ee Aadan Cabdulle Cismaan {Aadan Cade} ayaa waxaa ay sheegayaan in ...
9_SEB_2014W-copy-150x150

Madaxweyne Hassan Sheikh iyo Damujadiid oo Qorsheynaya in Sanbaloolshe u magacaabaan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

September 24, 2014
Madaxweyne Hassan Sheikh iyo Kooxdiisa Damujadiid ayaa qorsheynaysa inay u magacaawdo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mr Abdullahi Sanbaloolshe oo dhowaan golaha Wasiiradu ka qaadeen ...
Y1-150x150

Dhageyso: Taliyaha Sirdoonka Cusub Tuuryare oo yiri ” Cidii i dhaliisha dil ama Xukun ayaa ku dhacayo”

September 21, 2014
Agaasimaha sirdoonka Cusub ee DFS Gaashaanle Cabdi Raxmaan maxamed Tuuryare {Cumda} ayaa ku hanjabay in cidkasta oo shaqadiisa ...
fashil-df (1)

Xasan Shiekh iyo C/ Weli Ayaa Aad Isugu Xun Maalmahan Isla Markaana Taageero Ka Raadinaya Beelaha Hawiye

September 14, 2014
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somalia, Xassan Sheekh Maxamuud ayaa bilaabay inuu kullamo la qaato Odayaasha Beesha Hawiye oo in ...

Related Stories